Please note: The application is now closed. All submitted applications will be reviewed by March 31st, 2025.

 

Ky mahadsyng'ty edsythowka



Yog tias koj nyuam qhuav thov thiab pom cov lus no, thov hu rau support@pasafarming.org rau koj Daim Ntawv Thov ID #.
  • Fadlan ogow, iyadoo ay ugu wacan tahay waqtiga soo gudbintaada, laga yaabo inaanan awoodin inaan dib u eegno codsigaaga ka hor dhamaadka barnaamijkayaga. Si kastaba ha ahaatee, waxaan sameyn doonaa dadaal kasta si aan sidaas u sameyno. Go'aamada kama dambaysta ah ee ku saabsan dhammaan codsiyada waxaa la gaari doonaa Maarso 31, 2025.

  • Waxaa lagugu soo dhawaynayaa inaad hubiso heerka codsigaga wakhti kasta adoo isticmaalaya lambarkaaga aqoonsiga codsiga iyo xidhiidhka soo socda: https://pasa.tfaforms.net/f/ffwrstatuscheck.
  • Fadlang' keethiya waany tihraha Aqoong'syghy edsyghung'. Wali ing'baahythy doonte ini athy ly wethaaagdy hai athy email ing'dirty support@pasafarming.org misy weerty     833-469-3397 wa' owky beesy laang'ty eh wali su'aal eh athy qabty o kysaabysyng' edsygha.

  • Waliba hakiily hariiry doone Shaqaalah Joogteyng'ty beero e Pasa Sustainable Agriculture su'aalo ly hariiry edsygha. Shaqaalah Pasa waliba tihrahy doonany warbihing'ty athy edsygha dhiibty madi hakiily hariirang'.

  • Nafta ku ilaali obsythy i kiyaanythy. Ung'ku jawaabtoy imeelythy o athy ku shakiithy. Markasty wali imeel ing'dyry korte support@pasafarming.org misy weer 833-469-3397

  • (wa' owky beesy laang'ty eh) hadi athy ing'hubny hoo imeel misy wa' ow athy haky deeri eyi ky obsy leh.

  • Fadlang' ing' edsytoy beesythy gergaarky shaqaalah raashiing'ky i beero wal hal tooky ku bathyng' Hagudbiyowk codsi badan waliba siwiin indibdhiyi korte biyowky pesada gargarky hadii lakaogalada.

  • Hadii adafadasa inti ada sahda edsiga waliba imeelkang support@pasafarming.org ama wac 833-469-3397 beesy laang.
Mar labaad waad ku mahadsan tahay xiisaha aad u hayso barnaamijkeena.

Sualao tirakobky o waajidka inhayna

Edsygha barjaminky gergarky shaqalah beero iyo rashinky wal gudbi Sualogun hasocdan wajib mee sameyn makaweldhadayan edsiga
Jowabtana mey nagada doonte to qarsoony e
Hidden Fields